Dadaalbuu CalankiinuDa'daa Maanta Ku Gaadhe Illaahay Wax DureeyaHaka Deyro Jabuuti Deris iyo WalaaliyoDalkaygii LabaadeDunida Ugu JeclaayeeyDaa'inkeen Ha
Dadaalbuu Calankiinu
Da'daa Maanta Ku Gaadhe
Illaahay Wax Dureeya
Haka Deyro Jabuuti
Deris iyo Walaaliyo
Dalkaygii Labaade
Dunida Ugu Jeclaayeey
Daa'inkeen Hakula Jiro
Jabuutaay
Da'daa Maanta Ku Gaadhe
Illaahay Wax Dureeya
Haka Deyro Jabuuti
Deris iyo Walaaliyo
Dalkaygii Labaade
Dunida Ugu Jeclaayeey
Daa'inkeen Hakula Jiro
Jabuutaay
Category
š¹
Fun