Daawo, Qubanaha Maanta, Jun. 09, 2018. Qodobbada kujira waxaa kamid ah. Shirka dalalka G7 oo maanta soo gabagaboobaya iyadoo wali ay waddamada xubnaha ka ahi aa
Daawo, Qubanaha Maanta, Jun. 09, 2018. Qodobbada kujira waxaa kamid ah. Shirka dalalka G7 oo maanta soo gabagaboobaya iyadoo wali ay waddamada xubnaha ka ahi aad u kala durugsan yihiin. Taalibaan oo Afghanistaan ku dilay 40 Askari oo Afghanistan ah. Diyaar-garow dhinaca Amniga ah oo ka socda Singapore, halkaasoo ay ku kulmi doonaan Trump iyo Kim 12-ka bishan iyo qodobbo kale.
Category
😹
Fun