Dadka ku dhaqan gobolka Sool, ayaa billaabay hannaan cusub oo ay ku dhaqanayaan geela. Cabdikariim Olol, ayaa warkan kasoo diray Laascaanood.